Jilicsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax aan adkayn ahaansho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhintay ahaansho. ld jilacsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilicsan ↴
aag | baabbul | haadahaade | xaad | idan | idiin | kaaliyam | kaalsiyam | laabo | laama |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg