Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: midaar
joqofsanaan ld juqufsanaan.
joqofsanaansho ld juqufsanaan.
jornaal 1. Wargeys. 2. Waraaqo meelaha ganacsiga wax looga duubto.
jowhar ld jawharad.
jowr (1) ld jawr¹.
jowr (2) ld jawr².
jowrfal (1) ld jawrfal¹.
jowrfal (2) ld jawrfal².
jowrfaleen ld jawrfaleen.
jowrfalid ld jawrfalid.
jowrid ld jawrid.
jows ld jaws.
joxoof Oday da'weyn oo xooggan.
joxor ld johor².
ju'i ld tu'i.
ju'in ld tu'in.
jubbad Dhar culus oo raggu qaarka sare ka gashado oo gacmo dhaa-dheer iyo jeebab leh; koor; koodh.
juc Faro jimcid.
jucasho eeg juco.
juci Faro iwm juc ka siin.
jucid eeg juc.
jucin eeg juci. ld jucis.
jucis ld jucin.
juco Faro jimicsasho.
judbid eeg judub².
Judhiiba Markiiba.
judub (1) Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.
judub (2) Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.
jufee 1. Meel daloosha wax ku gufayn. 2. Samayo waran jufo gelin. ld jifee.
jufeyn eeg jufee. ld jifeyn.
<< < 856 857 858 859 860 861 862 863 864 865 866 > >>

 

Exit mobile version