Juc
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Faro jimcid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juc ↴
farajannayso | farajannee | farajucsad | farajucsasho | farajucsi | farajucso | jucasho | juci | jucid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg