Jubbad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Dhar culus oo raggu qaarka sare ka gashado oo gacmo dhaa-dheer iyo jeebab leh; koor; koodh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jubbad ↴
jaakad | koor | maanyo | manyiikay | masingow | qubleey | shaayad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg