Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: herso
dhadhensad  ld dhadhansasho.
dhadhensasho  ld dhadhansasho.
dhadhensi  ld dhadhansasho.
dhadhensii  ld dhadhansii.
dhadhensiin  ld dhadhansiin.
dhadhensiis  ld dhadhansiin.
dhadhenso  ld dhadhanso.
dhadhiin  Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
dhadi  ld dhagi.
dhadid  eeg dhad. ld dharid.
dhadmmaasnaansho  ld dham- maasnaan.
dhado  (juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
dhaf  1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
dhafaag  Budo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
dhafaaq  ld dhafaag.
dhafan1  Wax la dhafay noqosho. dhafan2  Wax la dhafay ahaansho. dhafan-midab-ileys  (fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo; badan midab-ileys.
dhafandhaaf  1. Fal laba dhinac oo iska soo horjeeda si darandoorri ah isu weydaarin. 2. Hab wax loo taxo iyadoo laba wax oo aan isku nooc ahayn si talantaalli ah la isugu xijinayo.
dhafar1  1. Soo jeed habeennimo. 2. (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro. 3. ld dhafrid. dhafar2  Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka. dhafar3  Habeen dhan soo jeedid (cid). dhafarsan  1. Wax dhafar hayo ahaansho (qof). 2. Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).
dhafarsanaan  eeg dhafarsan. ld dhafarsanaansho.
dhafarsanaansho  ld dhafarsanaan.
dhafaruur  Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.
dhafdhaf  D. ah: waxyaabo badan, kala nooc ah oo isku jira.
dhafid  eeg dhaf.
dhafmid  eeg dhafan¹.
dhafnaan  eeg dhafan². ld dhafnaansho.
page : 90 of 218
<< < 85 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 > >>

 

Exit mobile version