Dhafan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)Wax la dhafay noqosho.
Dhafan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)Wax la dhafay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafan ↴
uuro | bacad | badan-midab-ileys | baqbaq | baydacar | beydacar | beyguduud | birdhaf | casaanboor | cawiif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg