Dhafan-midab-ileys
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)(fiis.) Kaah birlabdanabeed leh isku jir hirbaacyo kala duwan, lagumana soo koobi karo kaahyada la arki karo; badan midab-ileys.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafan-midab-ileys ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg