fadhiisasho ld fariisasho.
fadhiisi ld fariisi.
fadhiisin1 ld fariisin¹. fadhiisin2 ld fariisin². fadhiiso ld fariiso.
fadhin ld fadhiyid.
fadhiyid eeg fadhi². ld fadhi¹, fadhin.
fadiil Liifad.
fadiilad Wax dar Ilaah lo bixiyo; sadaqo. ld fadiilo.
fadiilo ld fadiilad.
fadli1 ld falli. fadli2 ld fadallee. fadlin ld fadallayn.
fadqalal Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.
fadqalallayn eeg fadqalallee.
fadqalallee Fadqalallo samayn.
fadqalallo Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
faduul Maag, daandaansi.
faduuli1 F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan. faduuli2 Cid faduul ku samayn. faduulin eeg faduuli². ld faduulis.
faduulis ld faduulin.
fag1 F. dheh: orod. fag2 Dhul si aan dheereyn u qodid. fagaag Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.
fagaaragee Wax meel fagaare ah ku soo bandhigid.
fagaarageyn eeg fagaaragee.
fagaarayn eeg fagaaree.
fagaare Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
fagaaree U f.: fagaare u samayn.
page : 10 of 73
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>