Fag

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

F. dheh: orod.

Fag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Dhul si aan dheereyn u qodid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fag

afaggaal | bambax | bandhig | bandhig | fadqalal | fagaag | fagaaragee | fagaarageyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg