Fagaare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fagaare ↴
bambax | bandhig | fagaaragee | fagaarayn | fagaaree | jeedi | muxaadarad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg