il-adaygid eeg il-adayg².
il-adkaan eeg il-adag. ld il-adayg¹, il-adkaansho.
il-adkaansho eeg ila-dkow. ld il-adkaan.
il-adkow Wax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).
il-kulul1 Il laga cabsado leh. il-kulul2 (jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago. ilaa I. ama i. iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. Tus. “I. (ama i. iyo intaa) aan soo noqonayo halkaan joog”.
Ilaah (dii.) Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray, jirina doona; Rabbi; Eebbe; Alle.
ilaahcaabud (dii.) I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.
ilaahcaabudid (dii.) Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.
ilaahnimo (dii.) Ilaah ahaansho.
ilaahrumaysad ld ilaahrumaysasho.
ilaahrumaysasho ilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.
ilaahrumaysi ld ilaahrumaysasho.
ilaahrumayso (stay, -satay) (dii.) Ilaah rumayn.
ilaal1 Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah. ilaal2 Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid. ilaalee Wax indha-indheyn.
ilaaleyn eeg ilaalee.
ilaaleysad ld ilaaleysasho.
ilaaleysasho eeg ilaaleyso. ld ilaaleysad, ilaaleysi.
ilaaleysi ld ilaaleysasho.
ilaaleyso Wax beylah ah meelo ka eegasho.
ilaali 1. Wax beylah ka dhowrid. 2. Iska i.: khatar iska jirid.
ilaalid eeg ilaal².
ilaalin eeg ilaali.
ilaalo Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.
ilaaq1 ld cilaaq¹. ilaaq2 ld cilaaq². ilaaqad Dalool yar.
page : 10 of 43
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>