Ilaali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax beylah ka dhowrid. 2. Iska i.: khatar iska jirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilaali

raac | raaci | eeg | gaafmeer | gaafmeer | ibitiiliyam | maado | raadka dobler | waardiye | waashman |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg