Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: siin
kudaankudi  Wax horey u tikhaantikhin.
kuddaafad  ld dukaafad.
kuddar  Xisaab xisaab kale lagu daro; isugayn.
kuddayad  ld kuddayasho.
kuddayasho  Sameynta cid falkeed laga daba sameeyo. ld kuddayad.
kuddo  1. Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh. 2. Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn. 3. Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.
kudhac  Suuq lagu iibiyo waxyaabaha duugga ah.
kudid  eeg kud². ld kudmo (2).
kudkude  Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badanyihiin; hooskuhar.
kudmo  1. Saarashada dibi ama faras saarto, sac deggan ama geenyo beydalan. 2. ld kudid.
kuduud1  ld kaduudid. kuduud2  ld kaduud². kuduudan  ld kaduudan.
kuduudi  ld kaduudi.
kuduudid  ld kaduudid.
kuduudin  ld kaduudin.
kuduudnaan  ld kaduudnaan.
kuduudnaansho  ld kaduudnaan.
kuf1  K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan. kuf2  Nafley socota horay u dhicid. kufaar  1. eeg kaafir. 2. eeg kufri¹.
kufi  Noole socda horay u ridid.
kufid  eeg kuf². ld kufniin, kuftin.
kufin  eeg kufi. ld kufis.
kufis  ld kufin.
kufkuf1  Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco. kufkuf2  Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley) kufkufid  eeg kufkuf².
kufniin  ld kufid.
kufri1  ld kaafir.
page : 929 of 1584
<< < 924 925 926 927 928 929 930 931 932 933 934 > >>

 

Exit mobile version