Kuddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Orod booddo ku anbabbaxa oo xawli dheer leh. 2. Dagaal aan habeys-nayn oo aan laysu tureyn. 3. Masaafada u dhexeysa laba qof oo orotameysa oo kala horreeysa. 4. Orgoodka gammaanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuddo

farkuddoon | jaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg