Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: geedqaad
lacanadeysnaansho ld nacaladeysnaan.
lacanadid ld nacaladid.
lacanadoobid ld nacaladoobid.
lacanadow ld nacaladow.
laciif (1) l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
laciif (2) Nafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
laciifad Qof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.
laciifi Wax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, liciifi.
laciifid eeg laciif². ld daciifid, liciifid.
laciifin eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.
laciifis ld laciifin.
laciifsan Wax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.
laciifsanaan ld daciifsanaan, daciifsanaansho, laciifsanaansho.
laciifsanaansho ld laciifsanaan.
laciin Qof dagaal, khayaano iyo diradiro badan.
laclac (1) ld dakhaakhul¹.
laclac (2) ld dakhaakhul².
laclacid eeg laclac².
lacnad (1) ld nacalad¹.
lacnad (2) ld nacalad².
lacnadee ld nacaladee.
lacnadeyn ld nacaladeyn.
lacnadeysan ld nacaladeysan.
lacnadeysnaan ld nacaladeysnaan.
lacnadeysnaansho ld nacaladeysnaan.
lacnadid ld nacaladid.
lad 1. Isku l.: wax xil iska saari waayid. 2. Ku l.: wax ku raaxaysasho. ld led.
ladaab (1) Legga xoolaha.
ladaab (2) 1. Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo. 2. L. ah: xoolo maalin walba biyo cabba.
ladaabad ld ladaabasho.
<< < 947 948 949 950 951 952 953 954 955 956 957 > >>

 

Exit mobile version