layr Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.
layrad ld layrasho.
layrasho eeg layro. ld layrad.
layri Wax dabayl u dhigid.
layrin eeg layri.
layro Dhanka dabayshu ka imaanayso aadid (xoolo iwm).
layrsad ld layrsasho.
layrsasho eeg layrso. ld layrsad.
layrso Neecaw isu dhigid.
laysad ld laysasho.
laysasho eeg layso. ld laasad, laasasho, laysad, laysi.
layso Wax dhammaysasho. ld laaso.
laystaan1 L. ah: nin dhibaato iyo waxyeello badan leh. laystaan2 Waxyeello badan oo cidi geysato. le'ad ld le'asho.
le'asho eeg le'o. ld le'ad.
le'eg La siman; la mid ah; la fil ah; aan ka yarayn kana weyneyn.
le'ekaan eeg le'eg. ld le'ekaansho.
le'ekaansho ld le'ekaan.
le'ekayn eeg le'ekee.
le'ekaysii Ku jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.
le'ekaysiin eeg le'ekaysii.
le'ekee La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.
le'o Dad, xoolo, ugaar iwm aad u dhimasho.
lebbed Nooc siyaaqadda dumarku isku qurxiyo ka mid ah oo dahab ka samaysan.
lebbis1 ld labbis¹. lebbis2 ld labbis². lebbisad ld labbisasho.
lebbisan ld labbisan.
lebbisasho ld labbisasho.
page : 961 of 1584
<< < 956 957 958 959 960 961 962 963 964 965 966 > >>