Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: liilan
dhamiijo  Deris ku nool gasha waxaraha, weylaha iyo naylaha. ld dhibiijo.
dhamis  ld dhamid.
dhamitaan  ld dhamid.
dhammaad1  Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan. dhammaad2  (nax.) Qeybta ugu dambaysa eray. dhammaag  (bot.) Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
dhammaajee  ld dhamaajee.
dhammaajeyn  ld dhamaajeyn.
dhammaajo  ld dhamaajo.
dhammaan  eeg dhan³. ld dham- maansho.
dhammaanjo  Geed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.
dhammaansho  eeg dhammow. ld dhammaan.
dhammaas  Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
dhammaasan  Dhammaas ahaansho (qof).
dhammaasnaan  eeg dhammaasan. ld dhammaasnaansho.
dhammaati  Xarig saddex dhudood ah oo wax lagu rarto.
dhammayn  eeg dhammee. ld dhammays.
dhammays  1. Dh. ah: ilmo shinkiisii ku dhashay. 2. Dh. ah: qof laxaad weyn. 3. ld dhammayn.
dhammaysan  Wax ebyan ahaansho.
dhammaysasho  eeg dhammayso.
dhammaysnaan  eeg dhammaysan. ld dhammaysnaansho.
dhammaysnaansho  ld dhammays- naan.
dhammaysnimo  Dhammays ahaansho (nafley).
dhammayso  1. Cunto, cabbitaan iwm laysasho. 2. Dan ebyasho.
dhammaystir1  1. Wax qabyo, lagu ebyo. 1. ld dhammaystirid. dhammaystir2  Wax qabyo ah ebyid. dhammaystiran  Wax la ebyey ahaansho.
dhammaystirid  eeg dhammaystir².
dhammaystirnaan  eeg dhammaystiran. ld dhammaystirnaansho.
dhammaystirnaansho  ld dham- maystirnaan.
page : 100 of 218
<< < 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 > >>

 

Exit mobile version