Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: teershari
mehersasho  eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
mehersi  ld mehersasho.
meherso  Naag meher ku xirad. ld maharso.
meherxad1  Isnikaaxsashada gabar iyo nin is doonaya iyagoo aan la ogeyn. meherxad2  Gabar waalidkeed laga qarinayo mehrin. meherxadid  eeg meherxad².
mehi  ld mihi.
mehin  ld mihin.
mekaaniko  (fiis.) Barashada raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha; waxana loo qaybiyaa labo: a) negayaal, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha dheelitiran; b) daynaamik, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha socda ama neg.
mekhaan  ld maqaan.
melay  ld milay.
meleg1  ld malag¹. meleg2  ld malag². melgid  ld malgid.
menijiito  (daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yaqaan “neisseria meningitidis” waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka.
meraayo  Xul. ld miraayo.
mereg  ld marag.
meregsan  ld maragsan.
meregsanaan  ld maragsanaan.
meregsanaansho  ld maragsanaan.
mergan  ld margan.
merganaan  ld marganaan.
merganaansho  ld marganaan.
mergasho  ld margasho.
mergaysan  ld margaysan.
mergaysnaan  ld margaysnaan.
mergaysnaansho  ld margaysnaan.
mergi1  (c.nafl.) Daliigo seedo ah, xoog leh, isu haaya xubnaha nafleyda qaarkood, sida lafdhabarka labadeeda dhinac iyo luqunta. mergi2  ld merji. mergin  ld merjin.
page : 1061 of 1584
<< < 1056 1057 1058 1059 1060 1061 1062 1063 1064 1065 1066 > >>

 

Exit mobile version