Mekaaniko
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Barashada raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha; waxana loo qaybiyaa labo: a) negayaal, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha dheelitiran; b) daynaamik, oo ah raadka ay xoogaggu ku leeyihiin walxaha socda ama neg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mekaaniko ↴
fiisiko |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg