Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: jimcobarqadle
murweysnaansho ld murweysnaan.
murwo 1. Sharaf; maamuus. 2. ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.
murxi 1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
murxid eeg murux². ld murux¹ (4).
murxin eeg murxi.
mus 1. Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas. 2. Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
musaafur (1) ld masaafir¹.
musaafur (2) ld masaafir².
musaafuri ld masaafiri.
musaafurid ld masaafirid.
musaafurin ld masaafirin.
musaafuris ld masaafirin.
musaafursan ld masaafirsan.
musaafursanaan ld masaafirsanaan.
musaafursanaansho ld masaafirsanaan.
musaafursanow ld masaafirsanow.
musallad Qof aad u dhib badan oo dhibaatadiisu joogto tahay.
musalladnimo Musallad ahaansho.
musallaf (1) ld musallif¹.
musallaf (2) ld musallif².
musallafi ld musallifi.
musallafid ld musallifid.
musallafin ld musallifin.
musallafnimo ld musallifnimo.
musallafsan ld musallifsan.
musallafsanaan ld musallifsanaan.
musallafsanaansho ld musallifsanaan.
musallif (1) Qof ganacsade ah oo xoolihii dhaafeen. ld masallaf¹, musallaf¹.
musallif (2) Qof ganacsade ah qasaare aan wax u reebin la kulmid. ld masallaf², musallaf².
musallifi Qof musallif ka dhigid. ld masallafi, musallafi.
<< < 1101 1102 1103 1104 1105 1106 1107 1108 1109 1110 1111 > >>

 

Exit mobile version