Murxi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga murxi

garoon | moordi | murux | muruxsan | murxid | murxin | qardow | sarriiji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg