nidir1 ld nidar. nidir2 1. (f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid. Tus. “Cali wuxuu nidray inuu neef bixiyo hadduu muraadkiisii helo”. 2. (f.mg) Cid dhaarasho. Tus. “Cali wuu nidiray”. nidrid eeg nidir².
nifaaq Wanaag la muujiyo iyadoo xumaan la garsanayo.
nifaas Dhiigga ka yimaada haweenka markay dhalaan kaddib.
niggax1 ld ningax¹. niggax2 ld ningax². niggaxan ld ningaxan.
niggaxasho ld ningaxasho.
niggaxnaan ld ningaxnaan.
niggaxnaansho ld ningaxnaan.
niggaxo ld ningaxo.
niggixid ld ningixid.
niib1 Wax adag oo aan la dabooli karin. niib2 1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. niibaati Fuur ama guf meel daloosha lagu buuxiyo.
niiban 1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
niibasho eeg niibo.
niibee Badar iwm wax sibxanaya ka dhigid.
niibeyn eeg niibee.
niibid eeg niib².
niibkeen1 ld nibkeenid. niibkeen2 Ka n.: arrin ka guul gaarid. ld libkeen². niibkeenid eeg niibkeen². ld libkeen¹, libkeenid, niibkeen¹.
niibnaan eeg niiban. ld niibnaansho.
niibnaansho eeg niibnow. ld niibnaan.
niibo 1. Ku n.: wax meel daloosha ku buuxsasho. 2. Dhegaha n.: xayawaan aad u ordid. 3. Dhego furaysasho.
niiboobid eeg niibow². ld niibow¹.
niibow1 Ka sibxashada ay wax sibxadaan laba gacmood dhexdood iwm. ld niiboobid. niibow2 Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho.
page : 1137 of 1584
<< < 1132 1133 1134 1135 1136 1137 1138 1139 1140 1141 1142 > >>