Niibo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)1. Ku n.: wax meel daloosha ku buuxsasho. 2. Dhegaha n.: xayawaan aad u ordid. 3. Dhego furaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niibo ↴
niibasho | niiboobid | niibow | niibow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg