Niib
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bbo, m.l)Wax adag oo aan la dabooli karin.
Niib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niib ↴
libkeen | libkeen | libkeenid | niibaati | niiban | niibasho | niibee | niibeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg