qambaruursasho eeg qambaruurso.
qambaruurso Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
qamboob1 (qamboob, m.dh) Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2). qamboob2 Miro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cuno. qamiic1 Saluugmo yar. qamiic2 Ka q.: wax saluugid. qamiicid eeg qamiic².
qamiicsan Ka q.: qof wax saluugsan ahaansho.
qamiicsanaan eeg qamiicsan. ld qamiicsanaansho.
qamiicsanaansho ld qamiicsanaan.
qamiir1 ld khamiir¹. qamiir2 ld khamiir². qamiiri ld khamiiri.
qamiirid ld khamiirid.
qamiirin ld khamiirin.
qamiirsan ld khamiirsan.
qamiirsanaan ld khamiirsanaan.
qamiirsanaansho ld khamiirsanaan.
qamiirsasho ld khamiirsasho.
qamiirsi ld khamiirsi.
qamiirso ld khamiirso.
qamir1 Q. ah: badar yar oo ceeriin ah. qamir2 Badar ceeriin ku cunid (qof). qamirid eeg qamir².
qamis1 Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. qamis2 Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato. qamisan Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
qamisasho eeg qamiso.
qamisid eeg qamis².
qamisnaan eeg qamisan. ld qamisnaansho.
page : 1184 of 1584
<< < 1179 1180 1181 1182 1183 1184 1185 1186 1187 1188 1189 > >>