Qamis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.

Qamis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamis

qaaqamis | balqamis | dalqamiso | qamisan | qamisasho | qamisid | qamisnaan | qamisnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg