qambaruurso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qambaruurso

qambaruursasho [m.f.dh]
eeg qambaruurso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg