Qamboob
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(qamboob, m.dh) Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2).
Qamboob
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Miro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qamboob ↴
qalfoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg