sararacaddeeye Geed dhulka dooxoo-yinka ah ka soo fuura oo xooluhu aad ugu cayilaan.
sararaggale Deriskunool gala dhogorta nirgaha oo dhiigga ka nuuga.
sararcaddeeye Geed dhulka dooxoo-yinka ka soo fuura oo xooluhu aad ugu cayilaan.
sarasho eeg saro².
sarayn eeg saree.
sarayo Iska hor-imaad; dagaal; cadaawad.
sarbeeb Hadal maldahan oo macne ku qarsoon yahay.
sarbi ld darbi.
sarbid eeg sarab².
sarbin ld darbin.
sarcan1 ld sarac². sarcan2 Wax la sarcay ahaansho (geed). sarcanaan eeg sarcan². ld sacra-naansho.
sarcanaansho ld sarcanaan.
sarcasho eeg sarco².
sarcid eeg sarac³.
sarco1 Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal. sarco2 1. Beer abuurasho. 2. Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho. sardhaban S. ah: cudur halis ah oo Ilaahay nafleyda u fududeeyey.
sardhayn eeg sardhee.
sardhee Qof wax yar seexasho.
sardho Hurdo yar.
sardiin Huduf; baaqe. sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.
saree 1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).
sareedaan Jikada doonyaha iyo maraakiibta.
sareedayn eeg sareedee.
sareedee Cid barwaaqayn (Ilaah).
sareedo Barwaaqo.
sarfe (nax.) Daraasadda qawaaniinta ku salaysan dhismaha ereyada xagga samay-sankooda iyo xagga isrogroggooda.
sargaal 1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
page : 1318 of 1584
<< < 1313 1314 1315 1316 1317 1318 1319 1320 1321 1322 1323 > >>