Sarco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.

Sarco

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-caday, -catay)

1. Beer abuurasho. 2. Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarco

qallal | sarcasho | suuxdin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg