Sarar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Derin caws ka samaysan oo aan toban kabood ka bad-nayn.


Sarar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)

Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarar

daar | garab | garwaaxeed | garwaaxeedso | mayraq | sararacaddeeye | sararaggale | sararcaddeeye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg