Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: muqmadaysnaan
shareernaansho  ld shareernaan.
shareero1  (muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo. shareero2  1. Wax qarsasho. 2. Weji dhar ku daboolasho. sharfid  eeg sharaf².
shariif  1. Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul. 2. Qof suubban oo asluub wanaagsan.
shariifnimo  Shariif ahansho.
shariig  Qof jiritaanka Alle cid kale la wadaajiyey.
shariignimo  Shariig ahaansho.
shariigyeel  ld sharii-kyeel.
shariigyeelid  ld shariikyeelid.
shariikyeel  U sh.: Cibaadada Eebbe ruux kale la wadaajin. ld shariigyeel.
shariikyeelid  eeg shariikyeel. ld shariigyeelid.
shariir  Baruur subaggii laga shiilay. ld sharriir.
sharikad  ld shirkad.
sharixid  ld sharxid.
sharmuuto  Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo; qaxbo.
sharoobo  Daawo qasan oo afka laga cabbo. ld shiroobo.
sharookh  Nooc aragoostaga ka mid ah.
sharqaan  ld harqaan.
sharqaanle  ld harqaanle.
sharqami  ld sanqari.
sharqamid  ld sanqarid.
sharqamin  ld sanqarin.
sharqan1  ld sanqar¹. sharqan2  ld sanqar². sharqantirad  ld shanqartirasho.
sharqantirasho  eeg sharqantiro. ld sharqantirad.
sharqantiro  Si aan sharqan loo dhalin aayar u socosho.
sharqar1  ld sanqar¹. sharqar2  ld sanqar².
page : 1345 of 1584
<< < 1340 1341 1342 1343 1344 1345 1346 1347 1348 1349 1350 > >>

 

Exit mobile version