Sharoobo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Daawo qasan oo afka laga cabbo. ld shiroobo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharoobo

shiroobo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg