Shareero

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

(muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.

Shareero

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Wax qarsasho. 2. Weji dhar ku daboolasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shareero

hurdo diid | indhashareero | luumbi | tumburi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg