Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: faajafaajo
tabatabbo  Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto.
tabaxsasho  eeg tabaxso.
tabaxso  Qun yar socosho.
tabayn  eeg tabee. ld tabays.
tabays  ld tabayn.
tabbac1  ld tabbicid. tabbac2  Ku t.: cid deeq weyn siin. tabbeello  Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
tabbicid  eeg tabbac². ld tabbac¹.
tabcaan  T. ah: qof daal ama xanuun la liita. ld tacbaan.
tabcayn  eeg tabcee.
tabcee  Cid tabco ku qabasho.
tabcid  ld tacbid.
tabco  Hab laba qof oo legdamaya mid midka kale lugtiisa ku maro.
tabee  Wax xeeladayn.
tabeeye  (riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.
tabiino  Wax tar hiil iyo hooba leh. ld tamiino, tammiin, tammiino.
tabis  ld dabis.
tabkac1  ld tabkicid. tabkac2  Dhibaato ka gudbid. tabkicid  eeg tabkac². ld tabkac¹.
tabnaan  eeg taban. ld tabnaansho.
tabnaansho  ld tabnaan.
tabo  1. Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho. 2. Dhacdo godob ka tirsasho.
tabsan  Sac ama qaalin lo'aad wax boodid u baahan ahaansho.
tabsanaan  eeg tabsan. ld tabsanaansho.
tabsanaansho  ld tabsanaan.
tacaal1  ld tacaalid. tacaal2  La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid. tacaalid  eeg tacaal². ld tacaal¹.
page : 1409 of 1584
<< < 1404 1405 1406 1407 1408 1409 1410 1411 1412 1413 1414 > >>

 

Exit mobile version