Tabbeello
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabbeello ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg