Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mudniin
tifaftirnaan  eeg tifaftiran. ld tifaf-tirnaansho.
tifaftirnaansho  ld tifaftirnaan.
tifan  Wax la tifay ahaansho.
tifid  eeg tif³.
tifiq1  Dhibicda dhiciddeeda ama iyada lafteeda. tifiq2  Hoore dhibic-dhibic u soo dhicid. ld tifiqlee, tiflee, tifqaan. tifiqlayn  ld tifqid.
tifiqlee  eeg tifiq².
tiflee  eeg tifiq².
tifleyn  ld tifqid.
tifnaan  eeg tifan. ld tifnaansho.
tifnaansho  ld tifnaan.
tifqaamid  ld tifqid.
tifqaan  ld tifiq².
tifqid  eeg tifiq². ld tifiqlayn, tifleyn, tifqaamid.
tifrimid  eeg tifrin.
tifrin  Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo).
tiftif  Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
tiftifsii  Hoore dhibic-dhibic u sii deyn.
tiftifsiin  eeg tiftifsii.
tig  1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (-go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
tigaad  Meel doogatay oo naq badani ka baxay.
tigaysasho  eeg tigayso.
tigayso  Hal lug ku boodid.
tigid  Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid.
tigin  Qori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.
tiglawilig  Cayaar carruurtu dheesho oo inta lug kaliya ku istaagaan wareega ca-deeyaan.
tigtig1  ld tigtigid. tigtig2  Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin. tigtigan  Weel wax la tigtigay ahaansho.
page : 1435 of 1584
<< < 1430 1431 1432 1433 1434 1435 1436 1437 1438 1439 1440 > >>

 

Exit mobile version