tifiq
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)

Dhibicda dhiciddeeda ama iyada lafteeda.

tifiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fqay, -fiqday; -fqi)

Hoore dhibic-dhibic u soo dhicid. ld tifiqlee, tiflee, tifqaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tifiq

tifiqlayn [m.dh]
ld tifqid.

tifiqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
eeg tifiq².

tiflee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
eeg tifiq².

tifqaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
ld tifiq².

tifqid [m.f.dh]
eeg tifiq². ld tifiqlayn, tifleyn, tifqaamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg