Tigid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tigid ↴
tigtigid | tikid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg