Tig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (-go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tig

waaq | alifaatig | aritmatig | aroomaatig | awtomaatig | bakhtiggowrac | bakhtiggowrac | bakhtiggowracid | baqtiggowrac | baqtiggowrac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg