Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: mudniin
tirtire  1. Geed mayrax ka samysan oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtiro. 2. Wax kasta lagu tirtiro.
tirtirsii  Ku t.: qof wax ku khasbid.
tirtirsiin  eeg tirtirsii.
tirxi  ld dixiri.
tis1  Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis. tis2  Tis meel isugu keenid. tisid  eeg tis².
tisqaad1  ld tisqaadid. tisqaad2  1. Hanaqaadid (qof). 2. Badasho (xoolo). tisqaadid  eeg tisqaad². ld tisqaad¹.
tix  1. Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh. 2. Gabay dhowr beyd ka kooban.
tixan1  ld taxan¹. tixan2  ld taxan². tixgeli  Cid qaddarin.
tixgelin  eeg tixgeli. ld tixgelis.
tixgelis  ld tixgelin.
tixid  eeg tax².
tixinti  Waddo yar oo ka samaysanta halka ay marto quraanjada.
tixiri  ld dixiri.
tixmid  ld taxmid.
tixnaan  ld taxnaan.
tixnaansho  ld taxnaan.
tixraac1  ld tixraacid. tixraac2  Qoraal, hadal iwm xigasho. tixraacid  eeg tixraac². ld tixraac¹.
tixri  ld dixiri.
tixsi  ld duqsi.
tiyaaq1  ld tiyaaqid. tiyaaq2  U t.: cid meel fog kala hadlid. tiyaaqid  eeg tiyaaq². ld tiyaaq¹.
page : 1443 of 1584
<< < 1438 1439 1440 1441 1442 1443 1444 1445 1446 1447 1448 > >>

 

Exit mobile version