tirso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Wax xisaabasho. 2. (f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho. 3. (f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tirso ↴
abtirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Qof abtirsiinyadiisa sheegasho. 2. Ku a.: awoowo hore abtirsiinyo ku gelid.
mitirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax mitir ku cabbirasho.
tirsasho [m.f.dh]
eeg tirso. ld tirsi (2).
xoolatirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si diya ama mag loo bixiyo xoolaha reer ka tirin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg