Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: salladan
tukadhaamis Qaajer.
tukahariye Riciraha tunka oo u dhexeeya afweynta iyo araxda.
tukallalmis Geed miracaska ka mid ah; odajecel.
tukanuug Hal hebed ah oo qof kasta iska maali karo; hayaaye. ld tukenuug.
tukasho eeg tuko. ld dukad, dukasho, tukad.
tuke Shimbir madow oo hilibka cuna.
tuke-ku-xaar Kuruska geela meesha ugu sarreysa oo baarka ku yaal; haadfuul.
tukenuug ld tukanuug.
tukhaan Dhiqle. ld kutaan.
tukhuntukhayn ld takhantakhayn.
tukhuntukhee ld takhantakhee.
tukhuntukhi ld takhantakhee.
tukhuntukhin ld takhantakhayn.
tukhuntukho ld takhantakho.
tukhuntukhoo ld takhantakhoo.
tukhuntukhood ld takhantakhood.
tuki ld tuji.
tukin ld tujin.
tuko (dii.) Cid waajib salaad gudasho. ld duko.
tukub (1) ld tukubid.
tukub (2) 1. Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho. 2. Ku t.: ul ku luudid.
tukube Ul lagu tukubo.
tukubid eeg tukub². ld tukub¹.
tukulush Dabaggaalle; uunrays; soongur.
tulimaad Waa dhigidda uu dhigo wakiil dabiici ihi adke uu sidey oo uu ka keenay meel kale ama fog. Tusaale, webiyadu waxa ay tuulaan dhoobo iyo quruurux, dabayluhuna ciid badan iyo boodh.
tulimad ld tulimaad.
tulud Neef geel ah.
tulux (1) Buro weyn oo oogada ka baxda.
tulux (2) (daaw.) Gal aan caadi ahayn oo ay biyo ama wax kale ka buuxaan.
tulux-ugxeeye (daaw.) Kiish biyo ka buuxaan, mid ama ka badan, oo ka dhex sameysma ugxeeyaha.
<< < 1448 1449 1450 1451 1452 1453 1454 1455 1456 1457 1458 > >>

 

Exit mobile version