Tuke
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)Shimbir madow oo hilibka cuna.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuke ↴
waaqlee | iltuke | tukanuug | tuke-ku-xaar | tukenuug |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg