Tukub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld tukubid.

Tukub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho. 2. Ku t.: ul ku luudid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tukub

garabgal | tukube | tukubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg