Tuke-ku-xaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kuruska geela meesha ugu sarreysa oo baarka ku yaal; haadfuul.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuke-ku-xaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg