sahansanaansho ld sahansanaan.
sahansasho eeg sahanso.
sahanso Meel dan laga leeyahay soo dayasho.
sahasho eeg saho.
sahay (1) Cunto loo qaato in lagu jidma-ro; jiscin.
sahay (2) Cunto jidmar ahaan cid u siin.
sahayasho ld sahaysasho.
sahayid eeg sahay².
sahayo ld sahayso.
sahaysasho eeg sahayso. ld sahaya-sho.
sahayso Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
sahlan Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho.
sahlanaan eeg sahlan. ld sahla-naansho.
sahlanaansho ld sahlanaan.
sahlasho eeg sahlo.
sahlid eeg sahal².
sahlo Wax, wax dhib yar ka dhigasho.
sahmi (1) 1. ld saami¹. 2. Habeen barkii.
sahmi (2) ld sahami².
sahmile ld saamile.
sahmin ld sahamin.
sahmis ld sahamin.
saho 1. Mindi iwm af u yeelasho. 2. Ku s.: wax ku xoqasho.
sahra Xiddig weyn oo arooryada hore soo baxa; xiddig waaberi.
sahwi (1) Illowshaha wax la kala illaawo.
sahwi (2) 1. Wax kala illaawid. 2. Feker dheer gelid (qof).
sahwin ld sahwiyid.
sahwisan Wax sahwiyey ahaansho (qof).
sahwisanaan eeg sahwisan. ld sahwisanaansho.
sahwisanaansho ld sahwisanaan.
<< < 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 > >>