Sahwi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Illowshaha wax la kala illaawo.

Sahwi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay,-iday/-isay; -iyi)

1. Wax kala illaawid. 2. Feker dheer gelid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sahwi

sahwin | sahwisan | sahwisanaan | sahwisanaansho | sahwisii | sahwisiin | sahwiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg