Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
diimmoonaan  eeg diimmoon. ld diimmoonaansho, diimooni.
diimmoonaansho  ld diimmoonaan.
diimmooni  ld diimmoonaan.
diin1  Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld diindiin. diin2  1. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa oo ay aaminsantahay in ay wax yeeli karto, waxna u tari karto. 2. Qawaaniin Eebbe u soo dejiyey dadka dunida ku nool si ay waxa wanaagsan u falaan, waxa xunna uga reebtoomaan. 3. Quraan. diin3  1. Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaadan waayid. 2. Ku d.: wax araggooda waayid. diin-fedeysi  (fals.) Hab koox bulsheed, ama waxbarasho, oo aaminsan in aanay iintu qeyb ka ciyaari karin mushkiladaha iyo dhacdooyinka nolosha.
diin-fidiye  (dii.) Qof kiristaan ah oo loo soo diray waddan shisheeye si uu u baro kirishtaanimada.
diinceelaad  ld diimbiyood.
diindarro  Si xun ugu dhaqmidda diin si xun loogu dhaqmo.
diindiimid  eeg diindiin².
diindiin  ld diin¹.
diindiin1  D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara. diindiin2  Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay). diinla'aan  Diinlaawe ahaansho. ld diinli'i.
diinlaawe  1. Qof aan diin aaminsanayn. 2. Qof aan akhlaaq wanaagsan lahayn.
diinley  Goggaaleysi.
diinli'i  ld diinla'aan.
diinta Budhiismaha  (dii.) Diinta ay dadka qaarkood aaminsanyihiin inay ku barayso sida aad isaga baabbi'in lahayd murugta, waxaana lagaga dhaqmaa Aasiyada bari, iyo Aasiyada dhexe.
diiq1  1. ld diig (-qaq, m.l) Digaagga kiisa lab. 2. Kalluun yaryar oo gudguduudan. 3. Ciriiri. 4. D. ah: si dhib leh. diiq2  1. Cunto, dhar iwm aan badnayn oo loo geeyo ummul, aroos, qof jirran iwm. 2. Allabbari dad isu keenaan. ld diiqo. diiq3  1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid. diiqad  Dareemidda la dareemo ciriiri ama farxad la'aan (qof).
diiqadayn  eeg diiqadee.
diiqadee  Cid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.
diiqalyayn  ld diiqalyee.
diiqalyee  Aayar socosho (biyo).
diiqalyeyn  eeg diiqalyee. ld diiqalyo.
diiqalyo  Biyo aayar soconaaya. ld diiqalyeyn.
diiqayn  eeg diiqee.
page : 176 of 218
<< < 171 172 173 174 175 176 177 178 179 180 181 > >>

 

Exit mobile version