Diiqadee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Cid, ciriiri ama farxad la'aan ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiqadee

diiqadayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg